Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Kismayo, June 20, 2022

Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. booqashada shaqada ayaa daarneed sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka socda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdishukri Carab iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda ayaa goobjoog ahaa kulanka. Agaasime Cabdishukri ayaa uga warbixiyay xisaabiyaha guud shaqooyinka wasaaradda iyo halka ay waxmarayaan, sida ay wasaaraddu uga go’an tahay inay ugu adeegto bulshadeeda.

gabagabadii Xisaabiyaha ayaa ku amaanay wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha shaqada ay bulshada uhayso, kuna booriyay inay sii siyaadiyaan dadaalka ay wadaan.

Leave a Reply