MINISTER OF COMMERCE AND INDUSTRY

News Update

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda oo ku maqnaa tababar dalka dibaddiisa oo dib dalka ugu soo laabtay

Oct 29, 2022 Agaasimaha Maamulka, Maaliyadda iyo Shaqaalaha Mudane Maxamed Faarax oo dalka dibeddiisa gaar ahaan Waddanka Netherlands ugu maqnaa safar cilmi kororsi ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Agaasimaha oo intuu joogay dalka Netherlands ayuu booqasho ku tagay World Horti Center oo ah xarun loogu tala galay in lagu soo jiito shirkadaha caalamiga ah […]

Wasiirka Ganacsiga oo ka qayb galay shirwaynihii 1aad ee tayo-dhawrka qaranka

Oct 24, 2022 Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdiwahaab Axmed Cusmaan ayaa caasimadda Mugdishu uga qayb galay daahfurka Shir-weynaha 1AAD ee Tayo-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliya. Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah, ayaa looga hadli doonaa siddii dhidibada looggu taagi lahaa doorka dawladda ee Tayo-dhowrka Soomaaliyeed iyo […]

Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Kismayo, June 20, 2022 Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. booqashada shaqada ayaa daarneed sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka socda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdishukri Carab iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda ayaa goobjoog ahaa kulanka. Agaasime Cabdishukri ayaa uga […]

Agaasimaha Guud ee loo soo badalay Wasaaradda Ganacsiga oo la wareegay Xilka

Kismayo, April 11, 2022 Kulan ku qabsoomay xafiiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Gudoomiyaha Shaqaalaha rayidka, shaqaalaha wasaaradda iyo xubno ka socday  ganacsatada iyo rugta ganacsiga iyo warshadaha ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa waxaa xilka agaasime kula kala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaaradda mudane Ayaanle […]

Trade and Investment Climate

Ease of doing Business

Ease of doing business plays a crucial role in the SME development…

Trade Agreement

Trade agreement are of two types namely:- …

Public Private Dialogue PPD

Public-Private Dialogue is a forum for Somalia consisting of public and …

Director Generral, Ministry of
Commerce & Industry

Industrial and Sustainable Economic Zones

The Federal Government of Somalia and the Ministry of Commerce and Industry…

Trade Facilitation

Federal Government of Somalia is committed to improving local production for consumption…

SMEs Development

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Pellentesque non felis lacus.

Director of HR, Admin & Finance

Ministry Partners

GIZ

United Nations Industrial Development Organization