Wasiirka Ganacsiga oo ka qayb galay shirwaynihii 1aad ee tayo-dhawrka qaranka
Oct 24, 2022 Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdiwahaab Axmed Cusmaan ayaa caasimadda Mugdishu uga qayb galay daahfurka Shir-weynaha 1AAD ee Tayo-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliya. Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah, ayaa looga hadli doonaa siddii dhidibada looggu taagi lahaa doorka dawladda ee Tayo-dhowrka Soomaaliyeed iyo […]
Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha oo tababar uqabatay shaqaalaha Wasaaradda
SEPTEMBER 20, 2021 Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa tababar uqabatay shaqaalaha Wasaaradda. tababarkaan ayaa ahaa aqoon kororsi loogu tala galay shaqaalaha Wasaaradda. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Bishaar Aadan oo kalmad ka jeediyay furitaanka tababarka ayaa sheegay muhiimada ay leedahay tababarada noocaan oo kale ah, sidoo kale wuxuu […]
Wasaaradda Ganacsiga ee Jubaland oo Kulan la qaadatay Ganacsatada Jubaland
Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo kulan la qaatay Ganacsatada Dowlad Goboleedka Juland. kulan ayaa ah kulan bille ah oo way Wasaaraddu qabato bil kasta dabayaaqadeeda. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo furay kulanka ayaa ka hadlay muhiimada uu shirkaan leeyahay, sidoo kale ku booriyay ganacsatada Jubaland in ay wax walbo ay […]
Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
Kismayo, June 20, 2022 Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. booqashada shaqada ayaa daarneed sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka socda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdishukri Carab iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda ayaa goobjoog ahaa kulanka. Agaasime Cabdishukri ayaa uga […]
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo soo bandhigtay Siyaasadda lagu Maamulayo Ganacsatada
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Kulan ay la qaadatay Ganacsatada Jubaland qaybahooda kala duwan kusoo bandhigtay Siyaasadda lagu maamuli doono Ganacsiga Yar Yar iyo kuwa dhexe. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in la dajiyo siyaasad lagu maamulo Ganacsiga yar […]
Agaasimaha Guud ee loo soo badalay Wasaaradda Ganacsiga oo la wareegay Xilka
Kismayo, April 11, 2022 Kulan ku qabsoomay xafiiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Gudoomiyaha Shaqaalaha rayidka, shaqaalaha wasaaradda iyo xubno ka socday ganacsatada iyo rugta ganacsiga iyo warshadaha ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa waxaa xilka agaasime kula kala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaaradda mudane Ayaanle […]
Wasaaradda Ganacsiga oo kulan la qaadatay Ganacsatada Jubaland
Sep 01, 2021 Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid ah ganacsatada Dolwad Goboleedka Julabaland, kulanka ayaa looga hadlayay sicir bararka ka jira dowlad goboleedka Jubaland. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdiwahaab Axmed Cusmaan oo furay kulanka ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay kulanka noocaan oo […]
Wasaaradda Ganacsiga oo tababar uqabatay qaar ka mid ah Ganacsatada degmada Kismaayo
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa uqabatay qaar ka mid ah ganacsatada kismaayo tababar ku saabsan sidii loo hormarin lahaa ganacsiga. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Mudane Cabdinuur Cali Aadan ayaa furay tababarka, isaga oo ka hadlay muhiimada uu tababarkani uleeyahay Ganacsatada, iyo waxyaalaha laga faa’iidayo tababarka. tababarkan ayaa socday afar maalin, waxaana diirada […]
Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda oo ku maqnaa tababar dalka dibaddiisa oo dib dalka ugu soo laabtay
Oct 29, 2022 Agaasimaha Maamulka, Maaliyadda iyo Shaqaalaha Mudane Maxamed Faarax oo dalka dibeddiisa gaar ahaan Waddanka Netherlands ugu maqnaa safar cilmi kororsi ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Agaasimaha oo intuu joogay dalka Netherlands ayuu booqasho ku tagay World Horti Center oo ah xarun loogu tala galay in lagu soo jiito shirkadaha caalamiga ah […]
Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha oo tababar ufurtay qaar ka mid ganacsatada ku dhaqan Jubaland
Sep 13, 2021 Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa tababar aqoon kororsi ufurtay qaar ka mid ah ganacsatada Dowlad Goboleedka Jubaland, gaar ahaan kuwa ku dhaqan Degmadda Kismaayo. tababarkaan ayuu hadafkiisu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta ganacsi ee ganacsatada ku dhaqan Jubaland, wuxuuna socondoonaa muddo afar maalin ah. Wasiirka Wasaaradda […]
KULANKA BILLAHA EE WASAARADDA GANACSIGA IYO GANACSATADA JUBALAND
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa kulan la qaadatay Ganacsatada Jubaland, kulankaan ayaa ah kulan bille ah oo ay soo qabanqaabiso Wasaaradda Ganacsiga. kulankan oo dhaca bil kasta dhammaadkeeda ayaa waxaa looga hadlaa wixii kusoo cusbooonaada ganacsiga, wixii caqabado ah iyo sidii xal looga gaari lahaa. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane […]
Wasaaradda Ganacsiga oo Tababar kor loogu qaadayo xirfada shaqaalaha qabatay
Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa qabtay tababar kor loogu qaadayo xirfadda shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga. Tababarkaan ayaa socday muddo 5 maalin ah, waxaana la qabtay December 20-24, 2020. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Ayaanle Xuseen Maxamed oo furay tababarka ayaa sheegay muhiimada ay tababarada noocaan ahi ay uleeyihiin shaqaalaha […]
Wasaaradda Ganacsiga oo la kulantay Ganacsatada Jubaland
Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa la qaadatay Ganacsatada Jubaland kulan, kulankaan ayaa ah kulan bille ah oo ay Wasaaraddu la qaadato Wasaaraddu ganacsatada qaybahooda kala duwan. Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha oo furay kulanka ayaa ka hadlay muhiimada kulanku uu leeyahay, iyo sida ay Wasaaraddu uga go’an tahay inay ula shaqayso […]

Hon. Ibrahim Hassan Abdi
Minister of Commerce and Industry, JSS
News Update
Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda oo ku maqnaa tababar dalka dibaddiisa oo dib dalka ugu soo laabtay
Oct 29, 2022 Agaasimaha Maamulka, Maaliyadda iyo Shaqaalaha Mudane Maxamed Faarax oo dalka dibeddiisa gaar ahaan Waddanka Netherlands ugu maqnaa safar cilmi kororsi ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Agaasimaha oo intuu joogay dalka Netherlands ayuu booqasho ku tagay World Horti Center oo ah xarun loogu tala galay in lagu soo jiito shirkadaha caalamiga ah […]
Wasiirka Ganacsiga oo ka qayb galay shirwaynihii 1aad ee tayo-dhawrka qaranka
Oct 24, 2022 Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdiwahaab Axmed Cusmaan ayaa caasimadda Mugdishu uga qayb galay daahfurka Shir-weynaha 1AAD ee Tayo-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliya. Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah, ayaa looga hadli doonaa siddii dhidibada looggu taagi lahaa doorka dawladda ee Tayo-dhowrka Soomaaliyeed iyo […]
Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
Kismayo, June 20, 2022 Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa booqasho shaqo ku yimid Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. booqashada shaqada ayaa daarneed sidii loo dardar galin lahaa shaqooyinka socda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdishukri Carab iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda ayaa goobjoog ahaa kulanka. Agaasime Cabdishukri ayaa uga […]
Agaasimaha Guud ee loo soo badalay Wasaaradda Ganacsiga oo la wareegay Xilka
Kismayo, April 11, 2022 Kulan ku qabsoomay xafiiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Gudoomiyaha Shaqaalaha rayidka, shaqaalaha wasaaradda iyo xubno ka socday ganacsatada iyo rugta ganacsiga iyo warshadaha ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa waxaa xilka agaasime kula kala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaaradda mudane Ayaanle […]
Trade and Investment Climate
Ease of doing Business
Ease of doing business plays a crucial role in the SME development…
Trade Agreement
Trade agreement are of two types namely:- …
Public Private Dialogue PPD
Public-Private Dialogue is a forum for Somalia consisting of public and …

Idiris Hassan Mohamud
Director General, Ministry of Commerce and Industry
Industrial and Sustainable Economic Zones
The Federal Government of Somalia and the Ministry of Commerce and Industry…
Trade Facilitation
Federal Government of Somalia is committed to improving local production for consumption…
SMEs Development
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Pellentesque non felis lacus.

Director of HR, Admin & Finance
Ministry Partners

GIZ
